Welcome to Ministry of Marine Transportation and Ports

Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Dowladda Puntland ayaa Kormeer ku yimi Dekedada Magaalada Boosaaso.

Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Dowladda Puntland ayaa Kormeer ku yimi Dekedada Magaalada Boosaaso.

Boosaso 28, may 2024

Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Dowladda Puntland ayaa Kormeer ku yimi Dekedada Magaalada Boosaaso.waxaana ku soo dhaweeyey Madaxda Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland oo ugu horeeyo Wasiirka Wasaraada Mudane Shaakir Mohamed Gulled isagoo warbixin ka siiyey Mudanayaasha Waxqabadka Dekedda oo lagu kordhiyey 150m.wajigii koowaad dhawaana la filayo in la bilaabo dhismaha iyo Balaadhinta wajigii 2″aad.Ugu danbayn shirkaan ayaa si wayn la iskugu fahmay wax yaabihii looga wada hadlay ee ku aadanaa hirgelinta iyo kor uqaadida nidaamka dawladnimo .===== DHAMAAD======