01
Feb
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka badda , Dekedaha & ka Hortagga Dembiyada Badda Mudane Ahmed Yaasiin Saalah oo ay waheliyaan Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda , Agaasimaha Guud iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada ayaa kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda.,
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka badda , Dekedaha & ka Hortagga Dembiyada Badda Mudane Ahmed Yaasiin Saalah oo ay waheliyaan Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda , Agaasimaha Guud iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada ayaa kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda.,Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa Isbarasho iyo sidii loo dardargelinta howlaha shaqo ee wasaarada.





