Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Iyo Gaadiidka Badda dowlada Puntland mudane Ahmed Yaasiin Saalaha ayaa ayaa maanta si rasmi dekeada magaaladda Bosaaso Ugu wareejiyey Shirkadda DpWorld
Wasiirka Wasaaradda Dekeda Iyo Gaadiidka Badda dowlada Puntland mudane Ahmed Yaasiin Saalaha ayaa ayaa maanta si rasmi dekeada magaaladda Bosaaso Ugu wareejiyey Shirkadda DpWorld Munaasabadda Xilwareejinta oo ka qabsoontahay Xaranta Wasaaradda ayaa Waxaa kaso qaybgalay Gudoomiye Gobolkaa Abdirisaaq Ahmed Shaahdoon Wasiirk-Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane qaasim Mohamed Yuusf ,Agaaasimaha Guud ee Wasaaradda mudane Abdimajiid Samatar Jaafaan iyo Marti Sharaf












