Wasiirka DEKEDAHA OO KORMEER IYO INDHA IMDHAYN KU SAMEEYEY TUUBOOYINKA BADA LA DHEXMARINAYO SI AY SHIDAALKA U QAADAAN
BOSAASO: Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland Mudane Ahmed Yaasiin Saalah oo ay weheliyaan wasiir ku-xigeenka wasaaradda , agaasimaha guud iyo khabiir dhanka shuruucda badaha ah ayaa booqday dhismaha tuubooyin lagu sooxirayo maraakiibta shidaalka kuwaasoo lagu xiriirindoono Stationada badda gudaheeda ah oo fududayn doona dejinta shidaalka. Mashruucan ayaa noqonaya horunar kusoo siyaaday deegaanka iyadoo laga taxadarayo waxyeelada deegaanka iyo lana xoojinayo Badqabka Gaadiidka Badda.===DHAMAAD====Xafiiska Warfaafinta &Wacyigalinta Wasaarada Gaadiidka badda &Dekedaha Dowlada Puntland3 Comments1 ShareLikeCommentShare


