Welcome to Ministry of Marine Transportation and Ports

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo dalka dib ugu soo laabtay

09 Apr

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirka wasaaradda dekedaha ,gaadiidka badda iyo ka hortagga dembiyada badda Eng Ahmed Yaasiin Saalah Ahmed Yaasiin Saalax oo maalmahan safar shaqo dalka uga maqnaa una joogay dalka iskutagga imaaraadka carabta dadaalada loogu jiro dardargelinta bilaaabista dhisidda & balaarinta dekedda Boosaaso ayaa maanta soo gaaray magaala ganacsiga Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda dekedaha Mudane Qaasim Maxamed Yuusuf ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso