31
Jan
Wasiirka wasaaraada dekedaha oo ay waheliyaan wasiir ku-xigeenka iyo agaasimaha guud oo kulan la qaatay agaasime waaxeedyada
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland mudane: Ahmed Yaasiin Saalah oo ay Waheliyaan Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Yaasiin Cartan Maxamed iyo Agaasimaha Guud Abdimajid Samatar Jaafaan ayaa maanta kulan ku saabsan is xogwaraysi iyo kala war qaadasho la qaatay Agaasime yaasha waaxyaha kala duwan ee wasaaradda.
