25
Jan
Madexwaynaha Dowlada Puntland oo wasiir u magacabay wasaarada Dekadaha
Madaxweynaha Dowladda Puntand Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland u magacaabay Mudane #Ahmed_Yaasiin_Saalah.
Masuuliyiinta wasaaradda iyo guud ahaan shaqaaluhu waxay hambalyo iyo soo dhowayn udirayaan wasiirka cusub.