19
Mar
Madaxweynaha Puntland Mudane Dr.Siciid Cabdullahi Dani iyo wafti Balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta Si diiran loogu soo Dhaweeyey Magalada Bosaaso Ee Xaranta Gobolka Barri.
Madaxweynaha Puntland Mudane Dr.Siciid Cabdullahi Dani iyo wafti Balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta Si diiran loogu soo Dhaweeyey Magalada Bosaaso Ee Xaranta Gobolka Barri.
Soo dhaweeynta Madaxweynaha waxaa ka qeyb galay Wasiirk Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland Mudane Eng. Ahmed Yaasiin Saalah oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Yaasiin Cartan Maxamed , Agasimaha Guud Ee Wasaaradda mudane Abdimajid Samatar Jaafaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Yuusf Maxamed Wacaya Dhado.,iyo Masuuliyiin ka tirsan labada Gole Saraakiisha Ciidamada , Iyo Dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Baahintii
Xafiiska Warfaafinta & Wacyigalinta Wasaaradda Gaadiidka Badda &Dekedaha Dowladda Puntland