Bosaso:18sep,2023 Wasiirka wasaaradda dekedaha Puntland Ahmed Yaasiin saalah oo muddadii u dambaysay ku maqnaa safar dalka dibaddiisa ah ayaa maanta soo gaaray magaalada Bosaso.
Bosaso:18sep,2023 Wasiirka wasaaradda dekedaha Puntland Ahmed Yaasiin saalah oo muddadii u dambaysay ku maqnaa safar dalka dibaddiisa ah ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Safarka wasiirka ayaa waxaa ku weheliyay maalgashayaal heer caalami ah iyaga oo booqasho ku tagay dekedda magaalada Bosaaso oo ay ku socoto shaqa dhismo iyo balaarin ah.



