02
Jun
Garowe, 1, June, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka Badda,Dekedaha iyo ka hortagga Dembiyada Badda Dawlada Puntland Mudane Cabdimajiid Samatar (Jaafaan) oo uu wehliyo Maxamed Maxamuud Maxamed (Quluxiye ), la taliyaha Wasaarada ayaa la shiray Madaxda Hay’adda Eu-Cap ee fadhigeedu yahay Magaalada Garowe.

Kulankan oo daba socday Shirkii 18,may ee bishii hore ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda ee Boosaaso, Waxaa laga wada hadlay xoojinta Xiriirka Wada shaqaynta ee u dhexeeya hay’adda EU-CAP iyo Wasaaradda iyo Dar-dar gelinta iyo Fulinta Qorshayaasha Shaqo ee Qorshaysan Sanadkaan 2022.
=====DHAMAAD====
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigalinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Puntland