02
Jun
Madaxweyne kuxigeenka ahna siihaya xilka madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E. Ahmed E Osmaan Karaash ayaa maanta Kormeer Ku Yimid Dekada Magaalada Bosaaso
Madaxweyne kuxigeenka ahna siihaya xilka madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E. Ahmed E Osmaan Karaash ayaa maanta Kormeer Ku Yimid Dekada Magaalada Bosaaso Halkaas oo ay Kusoo Dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda , wasiiru dowlaha wasaarada iyo saraakiisha ciidanka Iyo Amniga Dekada kormeerka Maanta ayaa kusoo aaday Xilay Ay Shaqo Balaaran Ka socotay Dekada Magaalada Bosaaso oo ah Isha Dhaqaalaha dowladda Puntland. Ugu Dambeyn Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland Mudane Ahmed Yaasiin Saalah ayaa Ka Warbixyey kormeerka Madaxweyne kuxigenka.
