21
Mar
.Wasiirka wasaaradda dekedaha ,gaadiidka badda & ka hortagga dembiyada baddaha Puntland Eng Ahmed Yaasiin Saalah ayaa xafiiska wasaaradda ku qaabilay shirna la qaatay madax sare oo ka socotay Hay adda caalamiga ah ee EUCAP oo kala ah Dr Fabian loewanberg oo ah deputy head of mission & pedro patricio oo ah head of Garowe field office ujeedka kulankan ayaa ahaa is barasho wasiirka cusub & madaxda hay adda , dardargelinta iyo qurxinta xiriirka wada shaqayn ee wasaaradda iyo hay adda, sidoo kalle wasiirka iyo madaxda hay adda ayaa isla meel dhigay in hayaddu ka samaysato xarun magaalada Boosaaso taas oo wanaajinaysa xiriirka & dardargelinta shaqada

