Welcome to Ministry of Marine Transportation and Ports

Taliyaha Saldhiga Dekeda Boosaaso Colonel Warsame Axmed Shirwac ayaa maanta kormeeray Qaar kamid ah Ciidamada ilaalada Canshuuraha iyo Amniga Dekeda Boosaaso

19 Mar

Taliyaha Saldhiga Dekeda Boosaaso Colonel Warsame Axmed Shirwac ayaa maanta kormeeray Qaar kamid ah Ciidamada ilaalada Canshuuraha iyo Amniga Dekeda Boosaaso

Taliyaha Saldhiga Dekeda Boosaaso Colonel Warsame Axmed Shirwac ayaa maanta kormeeray Qaar kamid ah Ciidamada ilaalada Canshuuraha iyo Amniga Dekeda Boosaaso oo qaadaney Tababaro la xariira Sida loogu hadlo Raadiyaha gfkaa ,adeegsiga Nidaamka GPSka iyo Farsamaynta Qalabka Gaadiidka Badda sida Furfurida , Xirxirada iyo Cilidbixinta Matoorada Doonyaha kuwaas oo ay addeegsadaan Ciidamadu

Tababarkaan oo ay bixinayeen Engineero ka socday Hay’adda UNODC ayaa ujeedkiisu ahaa sare u qaadida Xirfadda iyo aqoonta Ciidamada ilaalada Canshuuraha iyo Sidii ay u guddun la haayeen Waajiboodka Shaqo iyagoo haysta aqoon Ku filan.

Taliye Warsame Axmed Shirwac oo goobta ka hadlay ayaa uga mahadceliyey Hay’adda UNODC Taageerada iyo Tababaradda ay siiso Ciidmada isago Dhankale kula Dardaarmay Ciidamda in ay ka Faaiidaystaan Tacliinta laa siinayo

==== Dhamaad===

Xafiiska Warfaafinta & Wacyigalinta Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland