31
Jan
Wasiirka Ahmed yaasiin oo maanta xil si rasmi ah u la wareegay
BOSASO: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland Mudane : Axmed yaasiin Saalax ayaa maanta si rasmi ah xilka u gala wareegay Wasiirkii hore ee wasaaradda Mudane : Senetor Maxamed Cabdi Cismaan Majiino.
